Thursday, April 24th, 2014

Daawo Sawirada Maxakamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Toogatay Nin Horay Dil Ugeeystay

Published on August 17, 2013 by   ·   No Comments

 

Maxkamadda darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xakun dil ah ku fulisay gacan ku dhiiglihii dilka u geystey weriye Xasan Yusuf Absuge dabayaaqadii sannadkii hore.

Taarkkihdu markay ahayd 21-09-2012 abaaro 11:00 barqanimo edeeysane Shabaab Aadam Shiikh Cabdi Shiikh Xuseen ina saruuro ibraahim 24 jir ah ku dhashay xamar degan warta nabdda,wuxuu si bareer ah oo ula kac ah u dilay marxuum la oran jiray wariye Xasan Yuusuf Absuge.

Maalintii ay taariikhdu ahayd 17-03-2013 waxay maxkamada darajada 1aad ee ciidamada qalabka sida u fariisatay dacwad ciqaabeedkii oo haysatay gacan ku dhiigle shabaab Aadan Shiikh Cabdi Xuseen waxayna ku xukuntay dil toogasho ah.

maalintii ay taariikhdu ahayd 25-03-2013 wuxuu ka qaatay xukunka racfaan.

maalintii ay taariikhdu ahayd 27-07-2013 waxay maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida  ay mar kale u fariisatay dacwad ciqaabeedkii loo haystay gacan ku dhiigle shabaab Aadan Shiikh Cabdi Shiikh Xuseen waxayna ku xukuntay dil toogasho ah.

Maanta oo ay taariikhdu tahay 17-08-2013 waxay maxkamadu fulisay xukunkii dilka ahaa

Gacan ku dhiiglahan la dilay ayaa waxa uu noqonayaa kii ugu horeeyay ee lagu helo falalka dilka ah ee lagula kacayo weriyayaasha ka howlgalla dalka.

 

Readers Comments (0)



waxa nagala sooxariiri kartaa Email. kismayotimes@gmail.com

Wararka

Xildhibaanka Kamakunji oo cambaareeyay qaraxyadii Islii

April 2, 2014
Xildhibaanka degmada Kamukunji ee magaalada Nairobi Yuusuf Xasan ...

Rag bucadnimo lagu eedeeyay oo lagu qabtay waddada Muqdisho iyo Afgooye

April 2, 2014
Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa  sheegay in howlgallo ...
Lenku-II

Howlgal booliska Kenya ay ka sameeyeen Eastleigh oo lagu xiray 657 oo qof

April 2, 2014
Ciidanka ammaanka Kenya ayaa howlgal ay maanta ka ...
images

Jawaari oo galabta tagay Baydhabo

March 31, 2014
Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha baarlamanka federaalka ah ee ...

Muqdisho: Qoysaska deggan xarunta wasaaradda beeraha oo cabanaya

March 31, 2014
Qoyasaska deggan xarunta wasaaradda beeraha ee Soomaaliya ee ...

Shabaab oo xayirtay isku socodka Beledweyne iyo Buulo-burte

March 31, 2014
aleeshiyada al-Shabaab ayaa xayiraad ku soo rogtay gaadiidka ...